Su'aalaha soo socda waxaa loo qaabeeyey si aad nooga caawisid inaan si wanagsan u fahanno Danaha Bulshada ee dalkaaga.
Fadlan nala wadaag khibraddaada, oo noogu deeq qayb ka mid ah wakhtigaaga si aad uga jawaabtid su'aalaha soo socda.
Waxa aad jawaabahaaga ku qaabayn kartaa heerka ugu sarreeya oo ah 10 ilaa kan ugu hooseeya oo ah 1.
Natiijooyinka qiimeynta ah waxaa loola dhaqmi doonaa si qarsoodi ama sir ah. Dabcan, waxa aad uga jawaabi kartaa adiga oo aan is sheegin.
Haddii aad rabtid inaad bixisid iimaylkaaga, waxa aad heli doontaa iimayl xaqiijin ah oo leh macluumaadkeenna nagala soo xiriiri kartid.
Machadka Basel iyo Jaamacadda Muqdisho waxa uu u hoggaansamayaa dhammaan xeerarka ilaalinta xogta ee arrintan khuseeya.

Waad ku mahadsan tahay in aad nagu caawisay inaan fahanno Cimilada Bulshada ee dalkaaga!

Mahadsanid,
Alexander Dill iyo Daud Ali Aser, Jaamacadda Muqdisho
Maamulaha Mashruuca

Lab
Dhedig
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer hoose
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Hoor hoose
Haa
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Maya
Haa
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Maya
Haa
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Maya
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer Hoose
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer Hoose
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer Hoose
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer Hoose
Heer sare
10
9
8
7
6
5
4
3
2
1
Heer Hoose